Madaxweyne Xaaf'' Waxaan dib ula soo noqday mas'uuliyadii Galmudug oo aan horay ugu wareejiyay dowladda
Madaxweyne Xaaf'' Waxaan dib ula soo noqday mas'uuliyadii Galmudug oo aan horay ugu wareejiyay dowladda
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in uu dib ula soo laabtaymas’uuliyadii Galmudug oo sida uu hadalka u dhigay bishii July uu ku wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya.
Xaaf ayaa sheegay in go’aankan uu qaatay kaddib markii uu ogaaday in dowladdu ku fashilantay muddo saddex bilood ah in natiijo la taaban karo ka gaarto arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha Galmudug loo dhan yahay.
Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan u soo magacaabi doono guddiyo ka shaqeeya arrimaha dib-u-heshiisiinta, doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
Hoos ka akhriso qoraalka ka soo baxay Xaaf :-