Ankara: Jaaliyadda Somaliland ee Turkeyga oo Casuumad Qado ah u samaysay Ganacsato reer somaliland ah oo dhowaan Timi Ankara+Sawiro

0
Tuesday October 01, 2019 - 17:05:26 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ankara: Jaaliyadda Somaliland ee Turkeyga oo Casuumad Qado ah u samaysay Ganacsato reer somaliland ah oo dhowaan Timi Ankara+Sawiro

    Ankara: Jaaliyadda Somaliland ee Turkeyga oo Casuumad Qado ah u samaysay Ganacsato reer somaliland ah oo dhowaan Timi Ankara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ankara: Jaaliyadda Somaliland ee Turkeyga oo Casuumad Qado ah u samaysay Ganacsato reer somaliland ah oo dhowaan Timi Ankara

Xubno kamida jaaliyada Somaliland ee Magaalad Ankara ee waddanka Turkeyga ayaa casuumad qado ah u sameeyey xubno kamida ganacsato tiro badan oo dhowaan dalka turkeyga u timi shirar ganacsi oo ka dhacayey Ankara.


Ganacsatadan reer Somaliland oo shirkaasi qaadacay markii ay yimaadeen Ankara ayay isku xaal waraysteen casuumadan jaaliyadda iyo weliba ganacstada reer Somaliland ee dalkan deggen.

Siciid Adan Daahir oo soo qaban qaabiyey Casuumadan ayaa sharraxay muhiimada kulankan waxanu sheegay inay tahay is barasho iyo is xaal waraysi iyo in la ogaado in Ankara iyo Turkey oo dhan ay joogaan Aqoonyahan iyo jaaliyad dhan oo reer Somaliland ah isla markaasna aad ku soo talo gashaan wixii danbe

.Image may contain: 2 people, people sitting, table, food and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, people eating, table, indoor and food

Odayaal Badan oo ganacsatada ka mida ayaa iyaguna dhankooda ka mahadceliyey casuumadan, waxana kulanku u badnaa talooyin, dardaaran iyo is xog waraysi la xidhiidha sida loogu baahanyahay waxtarka aqoonyahanka halkan wax ku bartay ee Somaliland ka yimid iyo ganacstada halkan shirkadaha ka samaystay ee Somaliland ka yimid, iyagoo xusay in wada jir in la isu kaashado uu qarankoo dhan horumar ku gaadhayo.

Waxay uga digeen inaanay aqoonyahanka iyo ganacsatada iyo jaaliyada halkan joogta saamayn ku yeelan siyaasada ee ay danaha qaranka uu ku foognaadaan isla markaasna aanay xisbiyo iyo qabiilo kala noqon marka ay halkan joogaan.

Image may contain: 2 people, people sitting, people eating, table, food and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table, indoor and food

Ismaciil axmed ismaciil oo kamida ganacsato dhowaan urur ka samaysatay Ankara iyo odayaal kale oo reer Ankara ah ayaa gunaanadkii usii duceeyey ganacsatada una ballanqaaday inta ay waddanka joogaan inay meelo badan oo ganacsi geyn doonaan si waddanki wax badano looga baahanyahay ay u geeyaan maadaama ganacsato culayskaas leh ay yihiin.

Image may contain: 4 people, people sitting, people eating, table, beard, food and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people sittingImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, including Officer-Abdibazid Mahad Nouh, beardImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, people eating, table, indoor and foodImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table, food and indoorImage may contain: 3 people, including Ahmed Abdirahman Heello, people sitting, people eating, table, food and indoor