Shirka Iskaashiga heerka caalami ee Soomaaliya oo maanta la soo gabagabey-nayo

0
Wednesday October 02, 2019 - 10:56:07 in by salman abdi
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Iskaashiga heerka caalami ee Soomaaliya oo maanta la soo gabagabey-nayo

    Shirka Iskaashiga heerka caalami ee Soomaaliya oo maanta la soo gabagabey-nayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Iskaashiga heerka caalami ee Soomaaliya oo maanta la soo gabagabey-nayo

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka Iskaashiga heerka Caalami ee Soomaaliya oo maalintii shalay furmay. waxana ka qeyb-galaya Wakiilo ka socda Dowladaha taageera Soomaaliya iyo hay’addo caalami ah.

 

 

Gabagabada shirka ee maanta waxaa ku biiraya khudbadana ka jeedin doona madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka qeybgalayaasha shirka ee beesha caalamka ka socda ku qancen dadaallada dowladda federaaalka iyo sidda ay awooday in muddo kooban ku fuliso inta badan qoddobadii leysku afgartay shirarkii ka horeeyay ee ka dhacay dalka dibaddisa.

Qaar kamid ah maamul Goboleedyada,sida Puntland iyo Jubbaland ayaa shirkan qaadacay oo ka maqan,waxaana la filayaa in shirka maanta oo Arbaco ah laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay ku heshiiyeen.