Xukuumadda Somaliland oo Dhegaha ka furaysatay Waxa u Qabashada Degmada Balidhiig Oo Ah Halbawlaha Somaliland

0
Thursday October 03, 2019 - 17:10:44 in by salman abdi
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland oo Dhegaha ka furaysatay Waxa u Qabashada Degmada Balidhiig Oo Ah Halbawlaha Somaliland

    Xukuumadda Somaliland oo Dhegaha ka furaysatay Waxa u Qabashada Degmada Balidhiig Oo Ah Halbawlaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland oo Dhegaha ka furaysatay Waxa u Qabashada Degmada Balidhiig Oo Ah Halbawlaha Somaliland

Degmada Balidhiig Waa Degmada Ugu Wayn Degmooyinka Somaliland Ee uu Xududku Maro Balse Waxa Jirta Degmada Balidhiig Waa Degmada Xuduud Kala Dhaxaysa Somaliland Iyo Ethiopia

 

Tan Iyo Intii Xoriyada Somalilad La Soo Noqotay Somaliland Ee Ka Soo Noqotay Midowgii Somallia Ayaa Waxa Ay Degmmada Balidhig Xudan U Ahayd Halganki Iyo La Soo Noqoshadii Dalka Ee Loo Horay Nafta Iyo Maalka Waxa Hada AY Degmada La Ciir Ciiraysaa Burburkii guryahay La Soo Noqoshada Qadyada Somaliland Oo Hada Laga Joogo Kudhawad 29 Sano.

 

Xoriyada Iyo La Soo Noqoshada Halganki dalka Waxa Deggmadu Ay Kala Badhaa Xudduda Wadamada Dawlada Deeganka Ethiopia Iyo Somaliland Oo Ay Xuduud La Leedahay Oo Ay Kala Badho Labda Dal Intada Badan Somaliland Oo Badibada Shacabka Degmada Ay Ku Abtirsadaan Xukumada Madaxweyne Biixi Iyo Kuwii Ka Horeeyay Midana Kamay Helin Xuquuqdii AY Degmo Ku Lahayd Xukumada Somaliland.

 

Degmada Balidhiig Waxa Ay Door Weyn Ka Qadataa Olaalaha Iyo Loolanka Doorashooyinka Oo Ay Qayb Libaaxleh Ka Qaadato Guulada Uu Ku Laanoonayo Xisbiga Talada Dalka Hay Ee Kulmiye Oo Ay Hada U muuqato In Uu Gabay Ama Uu Dhagaha Ka furaysatay Balan Qaadayadii Uu La Galay Xiligii Olalaha Doorashada Lagu Jiray.

 

Hada Degmada Balidhiig Ayaa Hada Waxa Ay La Daalada Dhacaysaa In Ay Xukuumada Somaliland Ka Hesho Baahiyaha aasasiga Ah Ee Ay Degmo Lahayd sida

#Caafimadka Degmada

#Biyaha Degmada

#Rugaha Policeka Oo Iyagu Aan Haysan Waxa Gaadiid Ah Oo Ay Ku Hawl Galaan Maadama Ay Degmadu Tahay Degmo Xuduude Ay Kala qaybiso Labo Wadan

Sidoo Kale Dhismayaal Ka Taaba Qada Degmada Oo Hada Ay Tagay Meel aan Lagu Qiyaasi Karin Degmo Oo Ay Ka Horum Maren Degmooyinkii Ka Denbeeyay Ee La Magacabay Sanadkii Ina Dhaafay Taasina Wax ay Ku tusaysaa Dhigashada Iyo Ka Dhaga Adayga Waxa U Qabashada Degmada Oo Hada Quus Ka Taagan Xukuumada Ay Soo Doorteen.

#Iyo Waliba Waxbasharada Degmada Oo Aan Ka Helin Dawlada Somaliland Balse Taas Badalkeeda Waxa Ay Degmadu Waxbarashad Ka Heshaa Qurba-jooga degmada Oo Ka Qayb Qaata Habsami Socodka Dayarta Oo Hesha Waxbarasho Tayo Leh Oo Ay Helaan Caruurta Ku Nool Magalada Balidhiig.

 

Hada Waxa Is Waydiin Mudan Waxa Hagraday Masuuliyinta Ka Soo Jeeda Degmada ee Ku Jira Xukuumada Somaliland Ee Xillalka Ka Haya Dalwada Somaliland Mise Waxa Jira Shiqsiyaada Dhexda U Galaya Waxay Degmadu Xaqa Ullahayda Oo U Adeegsada Dano Shiqsi Ah.

 

"Degmada Balidhiig Waxa Ay Hiil Uga Baahan Tahay Shacabka degmada Oo Aanay Waxba Ka Sugun xukuumada Somaliland ama Iskaa Waxa U Qabso Ay Waxa U Dhistaan”