Ururka Daacish oo Gacanta ku Dhigay Diyaarado Dagaal

0
Saturday October 18, 2014 - 22:21:02 in by salman abdi
  • Visits: 1276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Daacish oo Gacanta ku Dhigay Diyaarado Dagaal

    Warbixinta ayaa sheegaysa in kooxda daacish ay tababarayso pilodyo ama duuliyeyaal diyaaradeeed oo kasoo baxsaday ciidanka cirka wadanka ciraaq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixinta ayaa sheegaysa in kooxda daacish ay tababarayso pilodyo ama duuliyeyaal diyaaradeeed oo kasoo baxsaday ciidanka cirka wadanka ciraaq

oo ku biiray kooxda daacish waxaana loo tababarayaa sidii ay u kicin lahaayeen diyaaradaha ay ka qabsadeen xukuunka bashaar Al Asad.
waxaana tababarka bixinaya mid ka mid ah duuliyeyaashii Madaxwaynihii dalka Ciraaq Saddaam Sida ay ku warameen Warbaahinta Caalamka Oo Soo Xiganayaqaar ka mid ah saraakiisha xoodaasi.

diyaaradahaasi waxaa ay kooxdu qabsatay markii ay la wareegeen saldhig wayn oo ciidanka cirka wadanka suuriya ay ku lahaayeen magaaalada alepo.
waxaana ay gacanta kudhigeen saddexka mid ah diyaaaradaha dagaalka oo saldhiggaasi fadhiyay.
tan iyo markii ay arrintaasi soo shaacbaxday waxaa sii kordhaya walaaca ay qabaan wadamada dagaalka kula jira ururka daacisho,oo ka cabsi qaba in diyaaradahaasi lagu soo weeraro.



Contact@afkashacabka.com