Hargaysa:-Warar Hordhac ah Oo Laga Helayo Madaxtooyadda Oo Sheegaya In Ciidanka La Socdo Caare La Caafiyay

0
Sunday October 06, 2019 - 13:21:27 in by salman abdi
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Warar Hordhac ah Oo Laga Helayo Madaxtooyadda Oo Sheegaya In Ciidanka La Socdo Caare La Caafiyay

    Hargaysa:-Warar Hordhac ah Oo Laga Helayo Madaxtooyadda Oo Sheegaya In Ciidanka La Socdo Caare La Caafiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:-Warar Hordhac ah Oo Laga Helayo Madaxtooyadda Oo Sheegaya In Ciidanka La Socdo Caare La Caafiyay

Madaxwaynaha JSL Oo Maanta Cafis U Fidayay Ciidanka La Socda Jabhada Kornayl Caare Iyo Go'aamo Uu Rogay Kornayl Caare.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey ciidanka la socda korneyl Caarre ee kusugan beeraleyda gobolka Sanaag .
Sidoo kale madaxweynaha ayaa laba shuruudood ku xidhey cafiska Caare.
Kuwaasoo ilawareedyo lagu kalsoonaan karo sheegayaan

1: Inuu dalka dibada uga baxo Caare soona dalbado cafis mudo kadib .
2: inuu intaa kadib imaado taliska guud ee ciidanka ee magaalada Hargeysa.

Cafiska iyo qodobadan kulamaan ayaa yimi kadib markii saaka Hargeysa ka furmay kulan udhaxeeya madaxweyne Biixi iyo xubno kamida golaha wasiirada oo dhinac ah iyo xubnihii kujiray dhex dhexaadinta ee uu hogaaminayay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani.