Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Dhax-maray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Soomaaliya.

0
Monday October 07, 2019 - 10:55:27 in by salman abdi
  • Visits: 630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Dhax-maray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Soomaaliya.

    Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Dhax-maray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Dhax-maray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Soomaaliya. Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Dhax-maray Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Soomaaliya.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidammada Jabuuti ee AMISOM iyo Ciidammada Maamulka degmada Jalalaqsi kaas oo maanta ka dhacay gudaha degmada.

Ciidamada Jabuuti ayaa la sheegay inay la wareegeen dhamaan xarumaha maamulka.
Dagaalka ayaa ka dambeeyay, kadib markii maamulka degmada Jalalaqsi ay diideen in la hawada laga saaro lana bakhtiiyo xarunta shirkadda Hormuud ee degmadaasi taas oo subax walba la demin jiray, kaddibna ay howlo miina baadhis ah ay ciidamada Jabuuti sameyn jireen

 

 

Dad ku sugan degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee AMISOM ay gebi ahaanba la wareegeen xarumaha uu ku shaqeynayay Maamulka degmada Jalalaqsi, isla markaana ciidamadii maamulkaas dagaal magaalada lagaga saaray.

 

 

Waa iska horimaadkii ugu horreeyay ee dhaxmara ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Hiiraan.