Ururuka Boko Xaraam Iyo Dawladda Nigeria Oo Heeshiis Kale Saxexday

0
Saturday October 18, 2014 - 22:55:18 in by salman abdi
  • Visits: 959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururuka Boko Xaraam Iyo Dawladda Nigeria Oo Heeshiis Kale Saxexday

    Militariga wadanka nigeria ayaa ku dhawaaqay in ay heshiis xabad joojin ah Ay la galeen dagaalyahanada ururka boko xaram ee dalkaasi Nigeria,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Militariga wadanka nigeria ayaa ku dhawaaqay in ay heshiis xabad joojin ah Ay la galeen dagaalyahanada ururka boko xaram ee dalkaasi Nigeria,

waxaa kale oo militarigu ay sheegeen heshiiska uu ka mid yahay in boko xaram ay sii dayso 200 oo gabdhood oo ay ka afduubeeen dugsi ku yaala waqooyi bari nigeria.
afduubkaasi ayaa sababay olale caalami ah dunida oo dhan ay diiradda saarto sii daynta gabdhahaasi.
waxaana ay afduubeen xili haatan laga joogo 6 bilood dugsi ku yaala magaalada jiboke .


Marshal Alex Badeh oo ka tirsan militariga ayaa ku dhawaaqay in saddex maalmood oo wada hadalo ay u socdeen boko xaram ay arrintaasi wada gaadheen.
hase yeeshee saraakiil kale oo ka tirsan ilsa militariga nigeria ayaa sheegay in aanay kala caddayn ciida wada xaajoodka lala galay in ay tahay hogaamiyaha kooxdasi abubakar sheku iyo in cidkale lala galaytoona.
boko xaram ayaa dishay kumanaan qof muddo shan sanadood ah oo ay dalka nigeria ka waday dagaal iska caabin ah oo ay ku doonayso in dawladd islaami ah ka hirgaliso waqooyi bari nigeria.



Contact@afkashacabka.com