Gudaha:-Kulan Xiiso Leh Oo Dhex Marayay Xulalka Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Berbera Iyo Burco.

0
Wednesday October 09, 2019 - 19:14:24 in by salman abdi
  • Visits: 552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Kulan Xiiso Leh Oo Dhex Marayay Xulalka Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Berbera Iyo Burco.

    Gudaha:-Kulan Xiiso Leh Oo Dhex Marayay Xulalka Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Berbera Iyo Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Kulan Xiiso Leh Oo Dhex Marayay Xulalka Dawladaha Hoose Ee Degmooyinka Berbera Iyo Burco.


 

 

Halkani Waa Garoonka Kubada Cagta Ee Alsamey Stadumo Waxa Kulan Xiiso Badan Ku Dhex Maray Ciyaartoy Ku Ciyaaraysay Magacyada Dawladaha Hoose Ee Magaalooyinka Berbera Iyo Burco Markii ay Ciyaartu Bilaabatay ayaa Waxa Kulanka Goolasha Ku Horeeyay Oo Markii Labo Daran Dooriya Laga Dhaliyay Kooxda Ku Ciyaaraysay Magaca Dawlada Hoose Ee Degmada Berbera.

Balse Waxa Hal Mar Is Badal Jawiga Garoonka Oo Isku Badal Buuq Iyo Sawaxan Maadan Oo Taageerayasha Ciyaartooyada Ku Ciyaaraysay Magac Dawlada Hoose Ee Degmada Burco OoTaageerayashu Saluug Ka Muujiyeen Tababaraha Xulka Dawlada Hoose Oo Anay Ku Aanay Ku Qancin Sida Ay Uu Ciyaatoyada Isoo Galiyay.

 

Ciyaatu Markii ay Maraysay 5:41 Waxa Goolka Saddexda Hogaanka U Sii Dheereeyay Ciyaatooyga Magaalada Berbera Uga Ciyaarayay 9 Oo Ciyaarta Ka Dhigay 3:0 Waxa Ciyaartu U Muuqatay In Anay Ciyaartooyada Burco U Muudeen Ku Niyada Jabay Oo Ciyaarta Ka Raja Dhigay Balse Waxa Daqiiqadii 5:45 Kaadhka Casan Loo Taagay ciyaartooy Ku Ciyaarayay Magac Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Waxa Ay Ciyaartu U Muuqatay Mid Ay Guusha Meel U Saaran Tahay Xulka Berbera.

 

Intaasi Ka Dib Ayaa Waxa Weerar Soo Qaaday Xulka Ku Ciyaarayay Maamulka Degmada Burco Oo Goolka Ifafaalaha U Dhiliyay Oo Ciyaarta Ka Dhigtay 3:1 Gool Ay Hogaanka Ku Hayaan Ciyaartada Degmada Berbera Waxa Halkii Weerarka Ka Sii Qaaday Ciyaartooyada Degmada Burco Oo Markale Ciyaarta Ku Soo Celiyay Rajadii Ay Sugayeen Taageerayasha Ku Sugnaa Garoonka

 

Waxa Ciyaarta Oo Ay Ka Hadhsan Tahay Daqiiqado Yar Aya waxa Ciyaarta Ay Noqotay 3:3 Oo Bareejada Ay Keenen Ciyaartayada Degmada Burco Ku Ciyaarayay Waxa Markaliya Ay Madashu Isku Badasha Hada Meel Ay Ka Muuqato Guul Kaa Dheer Waxa Ciyaartu Ku soo Id laatay Bareejo Oo MArkii Danbe La Dhigay Rikoodhayaal Ay Guushu Ku Raacaday Ciyaartooyada Degmada Burco.

 

Balse Ciyaartooyada Ku Ciyaaraysa Maamulka Degmada Berbera aya Waxa Ciyaarta Ku Wehelinayay Masuuliyin Kala Socoday Maamulka Degmada Iyo Laahama Kala Duwan Ee Degmada Berbera.