Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya oo gaaray Kismaayo

0
Saturday October 12, 2019 - 11:52:03 in by salman abdi
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya oo gaaray Kismaayo

    Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya oo gaaray Kismaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu horkacayo hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Kismaayo, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).


Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah xubno ka tirsan Baarlamaanka Kenya, kuwaasoo laga soo doorto Gobolka Waqooyi Bari ee NFD.

 

Wafdigan ka socda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku yimid diyaarad yar oo nooca Focker ah, waxaana ay toos ugu yimaadeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Sidoo kale wafdigan ayaa ka qeyb galaya caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta ka dhaceysa Kismaayo.

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay amar duulimaadyada ka imanaya Nairobi lagu farayo in ay soo maraan magaalada Muqdisho ayaan la ogeyn go'aanka ay ka qaadan doonaan talaabadan Kenya ay ku jabisay amar ka soo baxay.