Kheyre'' Mucaarad iyo Muxaafidba waa in aan ilaalino Xudduudaha Barriga, Badda, iyo Hawada Soomaaliya

0
Sunday October 13, 2019 - 09:51:52 in by salman abdi
  • Visits: 446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kheyre'' Mucaarad iyo Muxaafidba waa in aan ilaalino Xudduudaha Barriga, Badda, iyo Hawada Soomaaliya

    Kheyre'' Mucaarad iyo Muxaafidba waa in aan ilaalino Xudduudaha Barriga, Badda, iyo Hawada Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kheyre'' Mucaarad iyo Muxaafidba waa in aan ilaalino Xudduudaha Barriga, Badda, iyo Hawada Soomaaliya

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo khudbad ka jeedinayay munasabad lagu maamuusayay maalinta Calanka ee 12ka October oo ku beegneyd maalintii shalay ayaa ku baaqay in la ilaaliyo sida uu hadalka u dhigay Madax-bannaanida Soomaaliya

 

 
 
Kheyre ayaa sheegay in arintan tahay waajib sida uu hadalka u dhigay saaran qof walba oo Soomaali ah oo laga doonayoilaalinta xadduudkeena Baddeena iyo madax bannaanidooda, islamarkaana taariikhda ay qori doonto.

 

” Qof walba oo naga mid ah, mucaarad iyo muxaafid oo fursad u hela in uu Qarankiisa metalana waxaa uu taariikhda ku geli doonaa sida uu u ilaaliyo, Qarinimada, Madaxbannaanida, Midnimadda iyo ilaalinta Xudduudaha, Badda, Hawada iyo Barriga Soomaaliya.

Hadalka Ra'iisal Wasaaraha ayaa imanaya xili maalintii shalay Kismaayo ay ka degtay diyaar siday wafdi ka socda Kenya oo ka qeybgalay munaasabadii caleemo saarka Axmed Madoobe, xili Dowladda Soomaaliya ay mamnuucday in diyaaradaha ka imanaya Nairobi toos uga degaan magaalada Kismaayo.