Gudaha:Magacyada Saddexda Xubnood Ee La Filayo In Madaxweyne Biixi U Soo Xulo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0
Monday October 14, 2019 - 10:31:46 in by salman abdi
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:Magacyada Saddexda Xubnood Ee La Filayo In Madaxweyne Biixi U Soo Xulo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

    Gudaha:Magacyada Saddexda Xubnood Ee La Filayo In Madaxweyne Biixi U Soo Xulo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:Magacyada Saddexda Xubnood Ee La Filayo In Madaxweyne Biixi U Soo Xulo Guddiga Doorashooyinka Qaranka Magacyada Saddexda Xubnood Ee La Filayo In Madaxweyne Biixi U Soo Xulo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu maanta golaha wakiilada u gudbiyo toddobada xubnood ee loo soo xulay inay noqdaan guddiga cusub ee doorashooyinka qaranka.

Labada xisbi mucaarad iyo shirguddoonka golaha guurtida ayaa Madaxweyne Biixi u gudbiyay xubnaha ay u xuleen guddiga cusub ee doorashada oo ay tiradoodu noqonayso 4 xubnood, laakiin Madaxweyne Biixi ayaan weli la garanayn saddexda xubnood ee uu u xulay.

Hase yeeshee warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynuhu diyaariyay saddex xubnood oo magacyadoodu kala yihiin

  1. Mustafe Maxamed Daahir oo ah nin dhallinyaro ah oo aqoonyahan ah
  2. Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi oo ka tirsanayd guddiga uu xilku ka dhammaanayo ee doroashooyinka
  3. Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac) oo ah siyaasi caan ah

Madaxweyne Biixi ayaa la filayaa inuu maanta u gudbiyo shirguddoonka golaha wakiilada toddobada xubnood ee guddiga doorashooyinka oo dhammaystiran si ay uga gutaan waajibaadkooda distooriga ah.