Gudaha:-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku Toogtay Deegaanka Dhubato Ee Degmada Laasgeel Ee Gobalka Saaxil.

0
Tuesday October 15, 2019 - 16:36:15 in by salman abdi
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku Toogtay Deegaanka Dhubato Ee Degmada Laasgeel Ee Gobalka Saaxil.

    Gudaha:-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku Toogtay Deegaanka Dhubato Ee Degmada Laasgeel Ee Gobalka Saaxil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku Toogtay Deegaanka Dhubato Ee Degmada Laasgeel Ee Gobalka Saaxil.

Ninka ayaa ah dhaawac sida uu ii xaqiijiyay guddomiyaha degmada Laasgeel.

Ninka dhaawaca geystay ayaa marka uu ninka toogtay waxa la socday wasiirka waxbarashada ee uu Darawalka u yahay.

Labada nin ayaa muran kooban dhexmaray sida lay sheegay kadibna Dawaralka wasiirka ayaa la soo baxay Baastoolad oo ku dhuftay ninka shacab ah.

Wefdiga wasiirka ayaa ku sii jeeday magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Xigasho/Hassan Galaydh