Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii Koowaad ee kalfadhiga 6aad ku yeelanaya Muqdisho

0
Saturday October 19, 2019 - 14:45:24 in by salman abdi
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii Koowaad ee kalfadhiga 6aad ku yeelanaya Muqdisho

    Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii Koowaad ee kalfadhiga 6aad ku yeelanaya Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii Koowaad ee kalfadhiga 6aad ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulankoodii Koowaad ee Kalfadhiga 6aad oo dhawaan furmay ku yeeshaan magaalada Muqdisho.

 

 

Fadhiga Golaha Shacabka ayaa maanta ajnadahu yahay dhageysigaAkhrinta 1aad ee Heshiiska Ilaalinta Hiddo Dhaqameedka aan muuqan iyo heshiiska khuseeye Ilaalinta Hidda Dhaqameedka iyo midka Dabiiciga.

 

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan furay Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay horyaalaan howlo badan oo ay ka mid yihiin meelmarinta sharciyo muhiim ah oo muddo dheer hor yaala Baarlamaanka.

 

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka.