Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa xubinnimadii kala laabtay mid ka mid ah guddiga Xudduudaha maamulka

0
Sunday October 20, 2019 - 12:02:50 in by salman abdi
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa xubinnimadii kala laabtay mid ka mid ah guddiga Xudduudaha maamulka

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa xubinnimadii kala laabtay mid ka mid ah guddiga Xudduudaha maamulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa xubinnimadii kala laabtay mid ka mid ah guddiga Xudduudaha maamulka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xubinnimadii guddiga Xudduudaha maamulka kala laabtay Aadan Cali Seedoow.

 

 

Mas'uulkan xubinnimada lagala noqday Aadan Cali Seedoow ayaa sheegayn xilka uu ka qaaday Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo dhawaan magacaabay Guddiga madaxa Banaan ee Xuduudaha maamlkaas.

 

Wuxuu sheegay in lagu badallay Xildhibaan Axmed Cabdi Cali hargeeyso oo ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Tallaabadan uu qaaday Wasiirka Arimhaha Gudaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle ayaa imaneysa xili maalmihii ugu danbeeyay uu taagnaa khilaaf xooggan oo ka dhashay magacaabista guddigan iyo waliba sida loogu kala qeybiyay xubnaha deegaannada labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo siweyn looga horyimid.