CANADA: Raisal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau oo markale Doorashadii ku Guuleystay & Somalida oo taageero wayn uu kahelay.

0
Tuesday October 22, 2019 - 13:11:56 in by Ankara Turkey
  • Visits: 504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CANADA: Raisal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau oo markale Doorashadii ku Guuleystay & Somalida oo taageero wayn uu kahelay.

    Raisal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau oo markale Doorashadii ku Guuleystay & Somalida oo taageero wayn uu kahelay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raisal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau oo markale Doorashadii ku Guuleystay & Somalida oo taageero wayn uu kahelay. Dalka Canada waxa xisbiga Liberal-ka ee uu hoggaamiyo Reysal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau uu ku guuleystay doorashadii guud ee dalkaasi.

Dalka Canada waxa xisbiga Liberal-ka ee uu hoggaamiyo Reysal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau uu ku guuleystay doorashadii guud ee dalkaasi. Taasi waxay ka dhigan tahay in 4 sano oo kale talada dalkaasi ay heyn doonaan xisbiga Liberal-ka.

Waa markii labaad oo ay doorteen dadka Canadianka ah gaar ahaan dadka Somalida ah ayaa aad u taagersan Xisbigan Liberalka ah, waxaadna xalay markii uu Guuleystay ay somalida canada ku dhaqan ay bilaabeen inay shucuurtooda faraxdin ay ku muujiyaan Makhaaxiyaha iyo Goobaha ay somalidu isku timaado.