Masjid Weyn oo Si Casriya loo Dhisay Aadna u Qurux Badan Ayaa laga Dhisay Gobolka Columbus,Ohio ee Waddanka USA.+SAWIRO

0
Monday October 20, 2014 - 10:56:22 in by salman abdi
  • Visits: 3270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masjid Weyn oo Si Casriya loo Dhisay Aadna u Qurux Badan Ayaa laga Dhisay Gobolka Columbus,Ohio ee Waddanka USA.+SAWIRO

    Masjid Abubakar Asiddiq Islamic Center ayaa wax laga hir galiyayay dalka mareekanka khaasatan gobalka Columbus Ohio

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masjid Abubakar Asiddiq Islamic Center ayaa wax laga hir galiyayay dalka mareekanka khaasatan gobalka Columbus Ohio
Masjidkan ayaa wax dhismihiisa kaqeybqatay islaamka kudhaqan dalka mareekanka waana masjidka ugu dhumucda weyn ee laga dhisa dalka mareekanka waxaana ay fursat utahay islaamka kudhaqan dalka mareykanka oo ay cuurtooda helayaan barashada diinta islamka iyo sunada n,m,n,k,h.

Sidoo kale masjidkan abuubakar sadiiq ayaa dhismihiisa ku baxday malaayiin doolar waxaana gacanka ku haya masjidkan maamulidiisa mashaa ciiqda gobalka colombus ohayo.

Ugu danbayntii masjidkan ayaa waxaa la rajeynayaa in uu noqdo masjid ay ka aflaxaan arday baratay diinta islamka waxaa kaloo masjidkan la ga dhax hir gilanaya maclamado laga barata diinta islamka .







X















































































































































Contact@afkashacabka.com