War Deg Deg Ah:-Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama+Khasarah Ka Dhashay.

0
Monday October 28, 2019 - 13:14:26 in by salman abdi
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama+Khasarah Ka Dhashay.

    War Deg Deg Ah:-Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama+Khasarah Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Dablay Hubeysan Oo Saaka Weerar Ku Qaadey Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Borama+Khasarah Ka Dhashay.

Dabley hubeysan oo aan ilaa hada la garan heybtooda ayaa waxaa ay saaka abaaro 5 subaxnimo ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhiga dhexe ee magaalada Borama .

Dableyada ayaa waxaa ay iska caabin xoogan kala kulantay ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland ee saldhigaasi ku sugnaa taas oo sababtey in ay meesha ka cararaan dableyadu.

Wax khasaare ahi oo goobta ka dhacay ilaa hada lama sheegin balse shacabka magaalada Borama oo la yaaban raraastii meesha ka dhacday ayaa saaka isku soo xoontey afaafka saldhiga dhexe ee magaalada Borama

Ciidamada amaanka ayaa ku dabo jira dableyadii weeraran soo qaadey saaka