Sawirradan xulka waxaa laga soo uruuriyey qaaradda Afrika qaybaheeda kala duwan Iyo Todobaadka.

0
Monday November 04, 2019 - 08:25:47 in by salman abdi
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirradan xulka waxaa laga soo uruuriyey qaaradda Afrika qaybaheeda kala duwan Iyo Todobaadka.

    Sawirradan xulka waxaa laga soo uruuriyey qaaradda Afrika qaybaheeda kala duwan Iyo Todobaadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirradan xulka waxaa laga soo uruuriyey qaaradda Afrika qaybaheeda kala duwan Iyo Todobaadka.

Waalid ilmihiisa ku dhunkanayo kaniisad dhexdeed.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionSawirkan waxaa lagu qaaday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika
Imaamka oo albaabka kore ee masaajidka laga galo furaya.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionWaa masaajid qadiimi ah oo ku yaalla magaalada Agadez ee ku taallo bartamaha Niger.
Sawirkana waxaa lagu qaaday magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionHaweeney dalxiis ku tagtay Capetown
Tuwaallo la dhaqay oo waran.Lahaanshaha sawirkaEPA
Sawirkan wxaa lagu qaaday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur AfrikaLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionGabar yar oo ka qayb qaadaneysay munaasabad sanad walba lagu qabto Johannesburg.
.Lahaanshaha sawirkaAFP
Sawirkan waxaa lagu qaaday caasimadda Kenya ee Nairobi.Lahaanshaha sawirkaAFP
Image captionArday imtixaanka sanadka ee dugsiyada hoose qaadaneysa.
Jaamacadda Mekerere waxay ku taalla dalka UgandaLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionMid ka mid ah ardayda ka mudaharaadeysay lacagta lagu kordhiyey jaamacadda Mekerere oo sunta indhaha ka ilmeysiisay la ooyeysa arday kalana uu bogga ku hayo.
Wiil yar oo u dhashay dalka Zimbabwe oo ka qayb qaadanayey mudaharaad looga soo horjeeday cunqabateynka ay Mareykanka iyo Midowga yurub saareen dalkaasi.Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionWiil yar oo u dhashay dalka Zimbabwe oo ka qayb qaadanayey mudaharaad looga soo horjeeday cunqabateynka ay Mareykanka iyo Midowga yurub saareen dalkaasi.
Mid ka mid ah shaqaalaha goob taariikhi ah oo ay dalxiisayaal badan booqdaan oo ku taalla dalka Masar oo harka tiirasha ku nasanaya.Lahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionMid ka mid ah shaqaalaha goob taariikhi ah oo ay dalxiisayaal badan booqdaan oo ku taalla dalka Masar oo harka tiirasha ku nasanaya.
Darawaliinta gawaarida waaweyn oo hoos jiifta hadhka gaarigoodaLahaanshaha sawirkaNURPHOTO
Image captionSawirkan waxaa lagu qaaday magaalada Lagos ee dalka Nigeria
Waa ilma yar oo kaameeradda ka soo dhax eegaya busta cas uu huwan yahay.Lahaanshaha sawirkaSOPA IMAGES
Image captionIlma la socday hooyadii oo muhaajiriinta ka mid ahayd oo lagu soo badbaadiyey dalka Spain.

Sawirradan waxaa soo uruuriyey Reuters, Getty Images, Nur Photo, SOPA Images iyo AFP.