War deg deg ah'' Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka laga qaaday

0
Thursday November 07, 2019 - 10:43:24 in by salman abdi
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah'' Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka laga qaaday

    War deg deg ah'' Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka laga qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah'' Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka laga qaaday

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland oo ayaa goor dhaw cod gacan taag ah xilkii uga qaaday guddoomiyihii Baarlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed Doobo-Darreed.

 

 

 

Kulanka waxaa soo xaadiray oo ku sugnaa 53 mudane, waxaana shir guddoominyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Abuukaate Cabdicasiis oo mooshinkan markii horeba qabtay.

 

Xildhibaanno gaaraya 49 mudane ayaa ansixiyay u codeeyay mooshinka xil ka qaadista, halka Afar Xildhibaan ay ka aamustay codbixinta.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay dastuurka, isla markaana xarunta baarlamaanka uu soo geliyay ciidamo beeleed.

Magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta Baarlamaanka waxaa xalay ka dhacay dagaal dhaxmaray ciidamada Booliiska iyo maleeshiyaad la sheegay in ay ka amarqaataan guddoomiyaha xilka laga qaaday waxaana ku dhintay in la ogyahay Afrax ruux.