Wakiilka Qarramada Midoobey iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo kulmay

0
Tuesday November 12, 2019 - 16:38:34 in by salman abdi
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Qarramada Midoobey iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo kulmay

    Wakiilka Qarramada Midoobey iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Qarramada Midoobey iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo kulmay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG) ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM James Swan.

 

 

 

Kulanka ayaa labada dhinaca inta ay ku guda-jireen ay kaga wadahadleen arrimo la xiriira siyaasadda, nabadgelyada, bani’aadannimada iyo dhaqaalaha.

 

Wasiir Cawad waxa uu soo dhoweeyay mowqifka wanaagsan ee Qaramada Midoobey ay ka taagan tahay taageeridda tallaabooyinka dowladda ee ku wajahan mideynta Soomaalida si loo gaaro himilada dadka, isagoo caddeeyay in ‘”kulamada noocan oo kale ah ay xoojinayaan kaalinta Qaramada Midoobey ee danaha dadka Soomaaliyeed ”