Yaa Ka Danbeeya Jabhada Lagaga Dhawaaqay Gobolka AWDAL,Xildhibaan Fashiliyey

0
Wednesday November 13, 2019 - 12:40:18 in by salman abdi
  • Visits: 55
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Ka Danbeeya Jabhada Lagaga Dhawaaqay Gobolka AWDAL,Xildhibaan Fashiliyey

    Yaa Ka Danbeeya Jabhada Lagaga Dhawaaqay Gobolka AWDAL,Xildhibaan Fashiliyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaa Ka Danbeeya Jabhada Lagaga Dhawaaqay Gobolka AWDAL,Xildhibaan Fashiliyey

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada somaliland Ayaa Xisbiga WADDANI Ku Eedeyey Inay Ka Danbeeyaan Jabhadaha Lagaga Dhawaaqay Deegaano Ka Tirsan Gobolada Dalka

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Si Gaara Farta Ugu Fiiqay Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cali Aw Cabdi Oo Isaga Hore Khudbad Uu Jeediyey Ku Sheegay In Wadanka Jabhado Ka Bilaamayaan Gaar Ahaan Gobolka AWDAL,

Xildhibaanka Ayaa Sheegay In Murashax Maxamed Cali Ku Lug Leeyahay Jabhada Lagaga Dhawaaqay Gobolka Awdal,Waxaanay Hadaladii Xildhibaanku U Dhigna"

"Ninkii Ku Xigeenka WADDANI Ahaa Ee Ka Dhaartay Burco,Weliba Yidhi Jabhad Ayaanu Taagerayna Oo Weliba Hubaynayna Ayaa Ka Danbeeya Jabhadaas.Isaga Qiray Oo Yidhi Jabhad Ayaa Jirta Waana Jabhadaas La Magac Baxday Cawaale Ee Xalay Dhaaranayey"

Hadalkan Kasoo Yeedhay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Sii Xoojinaaya Tuhuno Hore Oo Laga Qabay Xisbiga WADDANI Inuu Ka Danbeeyo Jabhadaha Ka Dilaacay Gobolada ADWAL IYO SANAAG