Golaha Amaaanka Qarramada Midoobey oo sanad ku kordhiyay mudada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

0
Saturday November 16, 2019 - 14:01:14 in by salman abdi
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Amaaanka Qarramada Midoobey oo sanad ku kordhiyay mudada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

    Golaha Amaaanka Qarramada Midoobey oo sanad ku kordhiyay mudada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Amaaanka Qarramada Midoobey oo sanad ku kordhiyay mudada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxaa dood adag ka yeesheen qaraar ay soo gudbisay dowladda Britain oo la xiriira cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

 

 

 

Golaha ayaa dood dheer kaddib ugu danbeyntii isku raacay in muddo sanad ah lagu kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

 

Waxaa uu sidoo kale Goluhu mamnuucay in dalka Soomaaliya loo dhoofiyo wax-yaabaha Kiimikada ah taasoo ay sheegeen in loo adeegsado farsameynta walxaha qaraxa oo ay inta badan adeegsadeen Ururkada dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya.

Laakiin marka dhinaca kale la eego waxaa codeynta qaraarkan ka aamusay oo aan u codeyn dalalka Ruushka, Shiinaha iyo dalka Equatorial Guinea, iyaga oo ku tilmaamay in qaraarkan uu qeyb ka yihiin wax-yaabo xadgudub ku ah xuquuqda aadanah.

Ugu danbeyntii Golaha ayaa cambaareeyay hubka iyo rasaasta sharci darada ee loo dhoofiyo Soomaaliya ee xadgudubka ku ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.