BAAHIN QANDARAAS"Golaha Deegaanka Degmada BURCO Oo Iclaamiyey Mashaariic Loo Tartamaayo

0
Sunday November 24, 2019 - 12:58:16 in by salman abdi
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAHIN QANDARAAS"Golaha Deegaanka Degmada BURCO Oo Iclaamiyey Mashaariic Loo Tartamaayo

    BAAHIN QANDARAAS"Golaha Deegaanka Degmada BURCO Oo Iclaamiyey Mashaariic Loo Tartamaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAAHIN QANDARAAS"Golaha Deegaanka Degmada BURCO Oo Iclaamiyey Mashaariic Loo Tartamaayo

Baahin Qandaraas

Nov/23/ 2019

Tixraac: DHB/BUR/JPLG/28/19

 

Golaha deegaanka ee degmadaBurcowuxuu ka helay maalgellint Qaramada midoobay Mashruuceeda Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN - JPLG), waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo Mashaariicda hoos ku qoran:

 

Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee DegmadaBurcowaxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran:

SN

Project No.

Project Name

Location

1.

Riiga-Bukhleye Tarmac Road

Burco

Extension of October Tarmac Road

Burco

Burao Centre Tarmac Roads

Burco

Dokumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 23/11/2019 ilaa 6/12/2019 Qiimuhu waa$10qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

 

Qandaraasyada dhamaantood waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraalada kale ee qoraalkan ku xusan.

 

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Burco, ka

 


hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 6/12/2019 ee saacaduna tahay: 12:00:PM ee maalinta Jimcaha.

.

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaaya inay soo xaadiraan.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 27/11/2019, waqtiga; 09: 00 a.m, Goobta; _Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose

si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay u baahdaan.

 

FIIRO GAARA:-Dhamaan qandaraaslayaasha waxa laguwargelinaya in qandaraasleyasha kuguulaysta mashruucyadan ay bixindoonan cashuurta dawladadhexe oo ah 3% ookago’idoonta lacagtaguudee ay mashruuca ku helaan



 

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

 

No

Type

Description

Submitted

Yes

No

1

Certificate of registration

From District

2

Licence of the company

From Ministry of Public Works

3

Receipt from District Council for bidding

Bid documents from source ($10)

4

Certificate of completion projects

The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc.

5

CVs of project engineer with certificate

The project engineer’s CV

6

The company’s profile

The company profile documents

7

Bid fully priced

Priced BOQ, the bidding document (amount in figuresandamount in words)

8

Bid signing

To sign and to stamp (Signed form of tender))

9

Updated Bank Statement

Supplier provides Bank statement for last one year period?

10

Recent Bank Grantee issued by any Commercial Bank

Supplier Provides Bank Grantee Letter indicating amount of Money in 40% of the overall Project Engineers Cost applied the supplier

 

 

 

 

 

 

ALLAAH MAHAD LEH.


 

Bashir Abdi Hassan

Procurement Officer Burao District

Tell: 063-4062415/065-9602200