DegDeg: Guddida doorashooyinka cusub ee Somaliland ayaa maanta lagu dhaariyay madaxtooyada.
Guddida doorashooyinka cusub ee Somaliland ayaa maanta lagu dhaariyay madaxtooyada.
Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa dhaariyay, madaxweyne Biixi-na goob joog ayuu ka ahaa. Xubnaha la dhaariyay ayaa ka kooban 6 xubnood maadaama oo xubinta xisbiga Waddani weli maqan tahay. Guddida maanta la dhaariyay ayaa waxa ka taagan muran u dhexeeya mucaaradka iyo xukuumadda.
DegDeg: Guddida doorashooyinka cusub ee Somaliland ayaa maanta lagu dhaariyay madaxtooyada.
Guddida doorashooyinka cusub ee Somaliland ayaa maanta lagu dhaariyay madaxtooyada.