War Deg Deg Ah:-Wakiilkii Ururka Saxafiyiinta Solja Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay

0
Tuesday November 26, 2019 - 15:19:04 in by salman abdi
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Wakiilkii Ururka Saxafiyiinta Solja Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    War Deg Deg Ah:-Wakiilkii Ururka Saxafiyiinta Solja Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Wakiilkii Ururka Saxafiyiinta Solja Ee Gobolka Sanaag Oo Xabsiga Loo Taxaabay
Weriye Cllaahi xuseen Darwiish oo kahawlgala Telefishanka Somcabletv Ee Magaalada Ceerigaabo Sidoo Kalena Ah Wakiilka Ururka Solja Ugu Magacaaban Gobalka Sanaag ayaa xabsiga loo taxaabay xilli uu kuguda jiray Wajibaadkiisa Shaqo Waxana Xadhiga Weriyaha amar ku bixiyay Guddomiyaha Maxkamda Degmada Ceerigaabo maxmaed axmed olol oo dhawaan losoo magcaabay Maxkamda Degmada Ceerigaabo
Weriye Darwiish Ayaa Isla Maantaba Loo Jaray 7 Casho Oo Rumaan Ah .