War Deg Deg Ah:-Komishanka Doorashooyinka Oo Hada Doortay Gudoomiye Cusub

Cabdirashiid Riyo Raac ayaa iminka loo doortay Gudoomiyaha Cusub Ee kominshanka doorashooyinka Somaliland.
Mustafe Daahir Oo Isna Kama Komishanka Doorashooyinka Ayaa Loo doortay Gudoomiye ku xigeenka Kominshanka Doorashooyinka,Talaabadan Ay Qaadeen Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Ayaa Laga Baqdin Qaba Inay Cirka Kusii Shareerto Muranka Ka Dhex Taagan Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaradka Ah