Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

0
Monday December 02, 2019 - 13:11:17 in by salman abdi
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

    Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhada Korneyl Caare Oo Weeraray Saldhig Police Oo Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo
Dablay Hubaysan Oo Ka Tirsan Jabhada Korneyl Caare Ayaa Weerar Ku Qaaday Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo,Weerarkan Oo Ahaa Mid Culus Ayey Jabhadu Doonaysay Inay Kula Wareegto Sakdhiga Dhexe Balse Uma Suuro Gelin Waxaana Iska Difaacay Ciidamada Policeka Somaliland Ee Wakhtigaasi Jeelka Ku Sugna
Dablaydan Ayaa La Xaqiijiyey Inay Ka Tirsan Yihiin Jabhada Korneyl Caare Ee Ku Sugan Duleedka Magaalada Ceerigaabo,Ciidamadan Weeraray Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo Ayaa Khasaare Gaadhsiiyey Qaar Kamida Ciidamada Policeka,Waxaanay Wararku Sheegayaan Inay Jabhadii Weerarkaasi Fuliyey Ay Ka Baxsadeen Goobta