War Deg Deg Ah:-olaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Xildhibaan Dhoobo Daareed

0
Tuesday December 10, 2019 - 14:14:25 in by salman abdi
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-olaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Xildhibaan Dhoobo Daareed

    War Deg Deg Ah:-olaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Xildhibaan Dhoobo Daareed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-olaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Xildhibaan Dhoobo Daareed
Golaha Wakiillada ayaa waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo lagu soo eedeeyey in uu ku xadgudbay Dastuurka Dowladda Puntland.

Fadhiga oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa waxaa ay cod gacan taag 39 mudane xasaanaddii uga qaadeen xildhibaan hore Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) halka Guddoomiayaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland uu ka aamusay.