Madaxwaynaha Somaliya Oo Baqosho Aaan La Oogayn Ku Ku Tagay Gobolka Ceelbuur.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka mid yihiin Saraakiil AMISOM ayaa booqasho aan la sii shaacin ku tagey magaalada Ceelbuur oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyey magaalada maamulka degmada Ceelbuur, Shacabka, Saraakiil ciidan oo ku sugnaa muddooyinkii dambe magaalada Ceelbuur oo laga saaray Al-shabaab sanadkan.