Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Batuun, oo Burco ka hadlay ayaa Ka Hadlay Mudo Dhaafka Golaha Deganka

0
Saturday January 04, 2020 - 10:44:08 in by salman abdi
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Batuun, oo Burco ka hadlay ayaa Ka Hadlay Mudo Dhaafka Golaha Deganka

    Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Batuun, oo Burco ka hadlay ayaa Ka Hadlay Mudo Dhaafka Golaha Deganka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Batuun, oo Burco ka hadlay ayaa Ka Hadlay Mudo Dhaafka Golaha Deganka

Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Batuun, oo Burco ka hadlay ayaa Ka Hadlay Mudo Dhaafka Golaha Deganka

 

Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Batuun, oo Burco ka hadlay ayaa yidhi.

” Soltelco waa qof shicib ah maanta laga billaabo, mana haysto sharciyaddii uu Maayir ku sheegan lahaa. Cidda shacabka boobtay hantidoodi ayaa mudan in Maxkamad la saaro haddii sharci shaqeynayo”

 

Golahan Degaanka ayaa ku fadhiya nmudo dhaaf ila hadana ma jiraan qorshe cad oo uga yaala xukuumada madaxwayne muuse biixi

shacbiga somaliland aya indhaha ku haya sida ay ka yeelayso xukumadu.