Jabhadii Kornayl Caare Oo Kala Qaybsantay Cutubyo Ka Tirsan Jabhada Oo Buuhoodle Gallay Iyo Wararkii U Danbeeyay.

0
Sunday January 05, 2020 - 12:17:37 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabhadii Kornayl Caare Oo Kala Qaybsantay Cutubyo Ka Tirsan Jabhada Oo Buuhoodle Gallay Iyo Wararkii U Danbeeyay.

    Jabhadii Kornayl Caare Oo Kala Qaybsantay Cutubyo Ka Tirsan Jabhada Oo Buuhoodle Gallay Iyo Wararkii U Danbeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabhadii Kornayl Caare Oo Kala Qaybsantay Cutubyo Ka Tirsan Jabhada Oo Buuhoodle Gallay Iyo Wararkii U Danbeeyay.

Shalay Uun Bay Ahayd Markii Duleedka Ceerigaabo Gudidii Jabhada Iyo Xukumada Dhexdhexaadinaysay Ay Ku Dhawaaqeen Inay dhameeyen Arinka Jabhadaas Isla markaana Badhasabka Sanaag Sheegay In Ciidamada Qaranka Ay Hadda Laga Bilaabo Kamid Yihiin.

Hadaba Saqdii Dhexe Ee Xalay Ayaa Fadhi Kamida Jabhadaas Oo Ku Sugnayd Degmda Bohol Ee Gobalka Sool Ay Guure Kaga Baxday Iyaga oo Ka Cadhaysan In Kornayl Caare La Heshiiyo Xukumada SoomalilandCiidan Badan Oo Ay Hogaaminayaan Saraakiisha KuMagacawnaa Fadhigaas Ciidanka Oo Wata Gaadiid Badan Ayaa waxay Toos U Galeen Magaalada Buuhoodle.

 

Gudidii Dhexdhexaadinta Ayaan La Garanayn Sida Ay U Wajahayaan Ciidankan Cadhooday Ee Garabka Ah ee Buuhoodle Gallay.