Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Lamu ee dalka Kenya

0
Sunday January 05, 2020 - 12:20:31 in by salman abdi
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Lamu ee dalka Kenya

    Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Lamu ee dalka Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Lamu ee dalka Kenya

Xoogagga Al-shabaab ayaa weerar culus subaxnimadii hore ee saakay ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka Lamu ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.

 

 

 

Weerar Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ayaa ku biloowday Qaraxyo ayaa waaberigii hore ee saakay waxaana intaa kaddib gudaha u galay saldhig dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al-shabaab

 

Saldhiga la weeraray ayaa lagu magacaabaa Camp Simba, waxaana socda dagaal u dhexeeya Ciidanka halkaas ku sugan iyo Al-shabaab.

Muqaalo laga soo qaaday gudaha saldhiga oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu arkayaa qiic iyo Uura Madoow oo cirka isku shareertay, waxaana weerarka ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan weli la xaqiijin inta uu la egyahay.