Militariga Mareykanka oo xaqiijiyay weerar lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Kenya

0
Sunday January 05, 2020 - 14:27:57 in by salman abdi
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Militariga Mareykanka oo xaqiijiyay weerar lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Kenya

    Militariga Mareykanka oo xaqiijiyay weerar lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Militariga Mareykanka oo xaqiijiyay weerar lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Kenya
Militariga Mareykanka ayaa xaqiijiyey in weerar lagu qaaday saldhig millatari oo ku yaal Kenya oo ay degan yihiin qaar ka mid ah shaqaalaha millatariga Mareykanka.

 

Kooxda al-Shabab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerarka oo ay masuuliyiinta Kenya sheegeen in lagu dilay afar dagaalame.

Af hayeenka Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in ay dib kasoo bixindoono faahfaahin dheeraad ah.

Sarkaalku ma bixin macluumaad ku saabsan waxyeello ciidanka Maraykanka ka soo gaartay saldhiga millatari ee Kenya oo sannado badan ay dagganaayeen ciidamada Mareykanka.

Ma cadda inta shaqaale Mareykan ah ee ku sugnaa saldhigga, isagoo saldhigu ahaa goob loogu talagalay ciidamada howlgalka gaarka ah ee Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya.