"Shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba Waxaan Uugu Hambalyeynayaa Bilowga Sanadka Cusub ee Islaamka" Wasiir Xirsi
Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Dhambaal Hambalyo ah ku qoray Bogga uu ku leyahay Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ayaa Shacabka Somaliland iyo Musliminta Caalamka oo dhan ugu hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1436, waxanu Dhambaalkiisu u dhigna sidan:
Caawa waa Bilowga Sanadka Cusub ee Islaamka "Hijriya”, waa Taariikh tirsigeeda laga soo Bilaabay Maalintii Nabigeenii Maxamed” Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa ha ahatee” uu u socdaalay Madiina isagoo ka Hijrooday Makka Al-Mukarama
Caawa Waa bog cusub oo Noloshaada u furmay ee ka dhigo mid aad ku qorto Xasuuso Noloshaada Xiiso geliya.
Shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba waxaan Illahay uuga rajaynaynaa in uu u noqdo sanad u horseeda Guul iyo barwaaqo badan
Wa Bilaahi Tawfiiq.
"Shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba Waxaan Uugu Hambalyeynayaa Bilowga Sanadka Cusub ee Islaamka" Wasiir Xirsi
Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Dhambaal Hambalyo ah ku qoray Bogga uu ku leyahay Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ayaa Shacabka Somaliland iyo Musliminta Caalamka oo dhan ugu hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1436, waxanu Dhambaalkiisu