Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Dhexe ee Federaalka

0
Thursday January 09, 2020 - 18:52:49 in by salman abdi
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Dhexe ee Federaalka

    Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Dhexe ee Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug oo eedeyn kulul u jeediyay Dowladda Dhexe ee Federaalka

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay afduubtay sida uu hadalka ku dhigay maamul u sameynta Galmudug.

 

 

Xaaf ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka in ay meel uga soo jeestaan sida uu hadalka u dhigay qorshaha ay waddo dowladda Soomaaliya oo ay ku dooneyso in ay ku dhisto maamulka Galmudug.

 

Hadalka madaxweyne Xaaf ayaa imanaya xili guddiga farsamada maamulka Galmudug sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo xulayo xildhibaannada Baarlamaanka cusub islamarkaana uu meesha ka baxay wixii khilaaf ahaa ee jiray.

Hoos ka akhriso Warka ka soo baxay madaxweyne Xaaf :-