Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaanka Xisbiga UCID Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya

0
Saturday January 11, 2020 - 11:32:10 in by salman abdi
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaanka Xisbiga UCID Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya

    Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaanka Xisbiga UCID Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedada Kulan Hargaysa Ku Dhexmaray Hogaanka Xisbiga UCID Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya
Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa galabta kulan la qaatay wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador James Swan

Kulankan oo qaatay muddo saacad ah ayaa waxay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland, wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya sidii dib loogu bilaabi lahaa , dayn cafinta Soomaaliya iyo sidii ay Somaliland door ugu yeelan lahayd. Iyo guud ahaan xaalada mandaqada Geeska Afrika

Waxaa kale oo labada dhinac isla qaateen in ay lagama maarmaan tahay in doorashooyinka golayaasha deegaanka Iyo wakiiladu qabssoomaan oo ay dhacaan sannadkan 2020-ka.