Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

0
Friday January 17, 2020 - 11:22:02 in by salman abdi
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

    Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn deegaanka Kuunyo Barroow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagula eegtay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab.

 

 

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inin duqayntan lala beegsaday laba xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab kuwaasi oo weerarka lagu dilay, sida ay muujinayso xogta laga helay ilaha dawladda.

 

Saraakiisha dowladda ma aysan shaacin magacyada xubnaha lagu bartilmaameedsaday duqeynta

Dhinaca Ururka Al-shabaab kama aysan hadlin warka ku saabsan xubnaha ka tirsanaa ee la sheegay in duqeynta lagu dilay

Mareykanka oo gacan ka siinaya dowladda Soomaaliya dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-shabaab ayaa xoojiyay duqeynaha ay ka geysanayaan deegaannada ay maamulaan Ururka gaar ahaan gobollada Shabeellada Hoose iyo Jubbooyinka.