Dr Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Galmudug

0
Friday January 17, 2020 - 14:17:26 in by salman abdi
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Galmudug

    Dr Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Galmudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee Galmudug

Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Galmudug oo ay ku tartameen musharax xildhibaan Cabdinaasir Aadan Cismaan.


Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa helay 54 Cod guud ahaan tirada xildhibaannadii 89 xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug halka musharaxa kale ee la tartamayay Cabdinaasir Aadan Cismaan uu helay 34 Cod.

 

Xildhibaannada ayaa goor dhaw guda-gali doona doorashada Guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Galmudug.

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa...