Raisulwasaaraha Somalia oo isku shaandhayn Ballaaadhan ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada

0
Saturday October 25, 2014 - 18:22:09 in by Super Admin
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raisulwasaaraha Somalia oo isku shaandhayn Ballaaadhan ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada

    Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa Isku-shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa Isku-shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada,

waxaanu isku beddelay qaar ka tirsan Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiir Ku-xigeennada Xukuumaddiisa.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, ayaa Warbaahinta dawladda ka akhriyay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Raysal-wasaaraha oo lagu kala beddelay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda, waxaana isku shaandheyntaasi ay tahay sidan hoos ku qoran:-

1-Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Saalim Caliyoow Ibroow

2-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Faarax Sheekh C/qaadir

3-Wasiirudowlaha Wasaaradda Maalliyadda Mudane Burci Maxamed Xamsa

4-Wasiirudowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Mudane C/laahi Maxamed Nuur

5-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Mudane C/raxmaan Cabdi Cismaan

6-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maalliyadda Mudane C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow

7-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Mudane Mahad Maxamed Salaad

8-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Marwo Fahmo Axmed Nuur.”Golaha Wasiirrada

Contact@afkashacabka.com