Gudaha:-Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub.

0
Sunday January 19, 2020 - 15:48:18 in by salman abdi
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub.

    Gudaha:-Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Prof. Cismaan Abokor Dubbe oo kamid ah aqoonyahada sida weyn looga yaqaan Somaliland iyo Somalia ayaa hadda magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed cusub.

Prof Cismaan ayaa la’sheegayaa in uu u tartamayo jagada Madaxweynaha Federalka Somalia ee doorashada sanadkan 2020/21.

Xisbiga cusub ee uu ku dhawaaqay ayuu u bixiyey Xisbiga Nabadda, Midnimada iyo Barwaaqada ee HILOW.

Cismaan Abokor ayaa ka soo jeeda magaalada Burco ee gobolka togdheer.