Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka El Clasico Ee Real Madrid v Barcelona.

0
Saturday October 25, 2014 - 18:45:57 in by Burco Office
  • Visits: 1854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka El Clasico Ee Real Madrid v Barcelona.

    Halkan ka akhriso Shaxda realmadrid vs barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan ka akhriso Shaxda realmadrid vs barcelona



Sida la filayay Isco ayaa buuxinaya booska uu dhaawac ahaan kaga maqan yahay Gareth Bale, iyadoo James Rodriguez uu ku soo bilowday khadka dhexe isagoo ka garab ciyaaraya Modric iyo Toni Kroos


Ramos ayaa wadnaha daafaca ka garab ciyaaraya Pepe halka Carvajal uu ku soo laabtay daafaca midig isagoo bedelay Arbeloa oo ciyaaray kulankii Liverpool.

Dhanka Barcelona waxaa kulankiisii ugu horeysay ee tartan rasmi ah ciyaaraya Luis Suarez kaasoo ku soo bilowday kulankaan waxaana uu ka garab ciyaarayaa Messi iyo Neymar.


 

Halka Xavi, Busquets iyo Iniesta ay khadka dhexe uga ciyaarayaan Barca.

Real Madrid:Casillas; Carvajal, Pepe, Ramos, Marcelo; James, Modric, Kroos, Isco; Ronaldo, Benzema

Barcelona:Bravo; Alves, Mascherano, Pique, Mathieu; Busquets, Iniesta, Xavi; Suarez, Messi, Neymar



contact@afkashacabka.com