Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Qaadacay Doorashada

0
Wednesday January 22, 2020 - 10:00:06 in by salman abdi
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Qaadacay Doorashada

    Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Qaadacay Doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Qaadacay Doorashada Doorashada Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan Xafiiska Madaxtooyada

Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu soo saaray garab ka mid ah Guddugii Doorashada ee Talaadadii kala qaybsamay.

 

Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo lagu tiriyo musharaxiinta mucaaradka ayaa si rasmi ah uga horyimid jadwalka.