Dr. Gabgable oo ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Kanada

0
Sunday January 26, 2020 - 08:42:04 in by salman abdi
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr. Gabgable oo ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Kanada

    Dr. Gabgable oo ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Kanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Gabgable oo ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Kanada

Waxaa magaalada Toronto ee dalka Kanada ku geeriyooday marxuum Dr. Cabdulqadir Maxamed Nuur oo loo yaqaanay Dr. Gabgable kana mid ahaa dhaqaatiir caanka ee ka soo shaqeeyey dalka Soomaaliya.

 

 

Dr. Gabgable oo ahaa dhaqtar ku taqasusay caafimaadka iyo daryeelka haweenka (gynecologist) ayaawuxuuna ka mid ahaa dhaqtiitii ugu horeeyey ee jaamacad uga soo baxa dhaqtarnimada u gaarka ah dumarka. Wuxuuna in mudda ah madax ka ahaa Isbitaalka Banaadir qaybta caafimaad dumarka

 

Dr. Gabgable ayaa wuxuu ka soo qalanjibiyey Jaamacadda Charles ee magaalada Prague, dalka Czech Republic sannadkii 1966. Wuxuuna si toos uga howlgalay dalka Soomaaliya ilaa bur-burkii dowladda dhexe. wuxuu ka dibna u soo wareegay dalka Kanada.

Beri oo ay taariikhdu tahay 26k Jan. ayaa Dr. Gabgable lagu aasidoona magaalada Toronto ee dalka Kanada.