"Haddii somaliland Ay ku taali lahayd galbedka Afrika hore ayanu ictiraafi lahayn"Madaxweynaha Dalka Gabon.

0
Tuesday February 11, 2020 - 14:28:58 in by salman abdi
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Haddii somaliland Ay ku taali lahayd galbedka Afrika hore ayanu ictiraafi lahayn"Madaxweynaha Dalka Gabon.

    "Haddii somaliland Ay ku taali lahayd galbedka Afrika hore ayanu ictiraafi lahayn"Madaxweynaha Dalka Gabon.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Haddii somaliland Ay ku taali lahayd galbedka Afrika hore ayanu ictiraafi lahayn"Madaxweynaha Dalka Gabon.

Madaxweynaha dalka gabon oo Adis-ababa ku sugan ayaa qudbadiisi uu galabta ka jeediyey shirka madaxda afrika kusoo qatay somaliland

Waxaanu yidhi "Haddii somaliland Ay ku taali lahayd galbedka Afrika hore ayanu ictiraafi lahayn inkastoo maantana aana ka gaabinayn arrinteeda waanu ka shaqaynaynaa hadaanu nahay madaxda ugu waaweyn afrika" waa sida uu hadalka udhigaye

 

Madaxweynaha gabon Mr.Bongo ayaa kamida madaxda uu la kulmi doonno madaxweynaha somaliland muuse biixi inta uu ku sugan yahay magaalo madaxda dalka Ethobia Ee Adis ababa.

 

Madaxweyne Biixi Ayaa La Filayaa In Uu Kala Hadlo Sidii Uu Madaxweynaha Dalka Gabon Uga Qayb Qaadan Lagaa Ictiraaf Raadinta Somaliland Loogana Dhaadhicin Lahaa Dunida Inteeda Badan Ee Aqoonsanayn Jamuuriyada Somaliland.

 

Hadalkan Madaxweynaha Dalka Gaabon Ayaa Ku Soo Beegmay Xil Uu Shirka Midowga Wadamada Aafrica Ka Furmay Magalada Adis Ababa Oo Ay Ku Sugan Yihiin Madax Kala Duwan Ee Wadamada Africa Ayaa Waxa Uu Xiiso Gaar Ah U Leeyalay Wadamad Badan Oo Tirsan Midowga Africa Ayaa Hadalkan U Dhagtaya

 

Geesta Kale Waxa Goobta Ku Sugnaa Madaxweynaha Dawlada Somalia Oo Ay Hore Ugu Mid ahyad Somaliland Balse Ay Hada Kala Soo Noqotay Xariyada Waxii La Isku Odhan Jiray Somalia Oo Tahay Ay Tahay Dal Ka Madax Banaan Somalia Inteeda Kala

Qor:-Nuux Maxamed Abdi

Burco/Somaliland.