War Deg Deg Ah:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Putland Oo Dablay Hubaysani Weerar Ku Dhawacaday.a

0
Saturday February 15, 2020 - 12:02:34 in by salman abdi
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Putland Oo Dablay Hubaysani Weerar Ku Dhawacaday.a

    War Deg Deg Ah:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Putland Oo Dablay Hubaysani Weerar Ku Dhawacaday.a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Masuul Ka Tirsan Maamulka Putland Oo Dablay Hubaysani Weerar Ku Dhawacaday.a

Col. Cumar Warsame Ciise oo aha Taliyaha Saldhiga Booliiska Nuur Salaad ee magaalada Boosaaso ayaa la dhaawacay xilli uu Salaaddii jimcaha ka soo baxay Masjidka Faadumo ee magaalada Boosaaso.

Taliyaha ayaa la sheegay in dhaawac culus uu ka soo gaaray rasaatii ay dableydu ku fureen waxaana sidoo kale weerarka ku dhaawacmay qof shacab ah oo ka ag dhowaa halka weerarku ka dhacay.


Dableeydii weerarka geystay ayaa goobta ka baxsaday iyadoo halkaas ay laamaha Amniga ka sameeyeen hawlgal kadib weerarka.