''Waa in la dhisaa Gole loo dhan yahay oo u xil saaran ilaalinta Federaalnimada''Ahlu Sunna
''Waa in la dhisaa Gole loo dhan yahay oo u xil saaran ilaalinta Federaalnimada''Ahlu Sunna
Qoraalka oo ayaa lagu sheegay in Xoogagga Ahlu Sunna ahaayeen kuwii markii horeba bilaabay dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-shabaab, laakiin hadda ay u muuqato in waqti dheer kaddib deegaannadii ay maamulayeen dib loogu gacan galinayo Ururka Al-shabaab.
Qoraal ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee Garabka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa beesha calaamka looga dalbaday dhismaha Gole loo dhan yahay oo ka shaqeeya ilaalinta Federaalnimada'
Ciidamada AMISOM ayaa ugu digay dhankooda in loo adeesado caburinta shacabka sida ku dhigan Qoraalka iyadoo laga weecinayo ujeedooyinkii dalka loo keenay.
Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna :
''Waa in la dhisaa Gole loo dhan yahay oo u xil saaran ilaalinta Federaalnimada''Ahlu Sunna
''Waa in la dhisaa Gole loo dhan yahay oo u xil saaran ilaalinta Federaalnimada''Ahlu Sunna