Dowladda Soomaaliya oo dowladda Kenya ugu yeertay in ay joojiso faro gelinta ay ku heyso xuduudaha labada dal Share Tweet E

0
Friday February 28, 2020 - 08:53:43 in by salman abdi
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo dowladda Kenya ugu yeertay in ay joojiso faro gelinta ay ku heyso xuduudaha labada dal Share Tweet E

    Dowladda Soomaaliya oo dowladda Kenya ugu yeertay in ay joojiso faro gelinta ay ku heyso xuduudaha labada dal Share Tweet E

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya oo dowladda Kenya ugu yeertay in ay joojiso faro gelinta ay ku heyso xuduudaha labada dal Share Tweet E
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo xuduudda labada dal.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu muddo badan ka dhur-sugaysay in hoggaanka dalka Kenya ay garowsadaan muhiimadda xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo iskaashiga dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasad ee ka dhexeeya labada shacab iyo labada dowladood.

Qoraalka waxaa lagu sheegay hab-dhaqanka cusub ee Dowladda Kenya uu kasoo horjeedo qarannimada Soomaaliya.

Halkaan hoose ka akhriso bayaaanka dowladda.