Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay In 4 Qof Oo Uga Soo Gudbay Dhanka Somaliland Laga Helay Xanuunka Coronavirus
Dawladda Jabbuuti ayaa sheegtay in coronavirus laga helay afar qof oo kaga soo gudbay dhinaca marin xuduudeedka Lawyacaddo ee ay Somaliland
Dawladda Jabbuuti ayaa sheegtay in coronavirus laga helay afar qof oo kaga soo gudbay dhinaca marin xuduudeedka Lawyacaddo ee ay Somaliland la wadaagtay.
Talefishanka ku hadla afka dawladda Jabbuuti laantiisa Af-carabiga ayaa sheegtay in masuuliyiinta caafimaadku ay xaqiijiyeen in dadkaas oo Hargeysa ka yimi laga helay xanuunka COVID-19.
a ku noolaayeen iyo in ay Somaliland dibadda kaga yimaaddeen. Waxa se uu intaas ku daray in xaaladda dadkaasi aanay cuslayn