Dowlada Ethiopia Oo Xidhay Xaduuda Ay La Wadaagto Somaliland & Ciidamo Hubaysan Oo La Dhigay Xuduuda Wajaale.

0
Wednesday April 15, 2020 - 09:31:49 in by salman abdi
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Ethiopia Oo Xidhay Xaduuda Ay La Wadaagto Somaliland & Ciidamo Hubaysan Oo La Dhigay Xuduuda Wajaale.

    Dowlada Ethiopia Oo Xidhay Xaduuda Ay La Wadaagto Somaliland & Ciidamo Hubaysan Oo La Dhigay Xuduuda Wajaale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Ethiopia Oo Xidhay Xaduuda Ay La Wadaagto Somaliland & Ciidamo Hubaysan Oo La Dhigay Xuduuda Wajaale.
Ciidamada federaalka dowlada Ethiopia ayaa saaka xidhay xuduuda wajaale ee u dhaxaysa Somaliland & Ethiopia, cabsi laga qabo faafitaanka xanuunka Coronavirus awgii.



Ciidanka ayaa saaka tuban Dhamaanba Goobaha xuduuda Tog-wajaale ee dhinaca somaliland la wadaagto Itoobiya .